WAJAALE NEWS

Daawo Ciidamadda Ammaanka ee Faransiiska Oo Toogasho Ku Dilay Labadii Wiil Ee Wallaalaha Ahaa Ee Dilalka Ka Geystay Paris

Paris-(Wajaalenews)- Ciidamadda booliska ee dalka Faransiiska ayaa  toogasho ku dilay Labadii wiil ee wallaalaha ahaa dilalka ka gaystay xaruntii wargayska ee Charlie Habdo, ee magaalada Paris moo lagu kala magacaabi jiray Shari iyo Saciid Kouachi, oo ay da’doodu kala ahayd 34 jir iyi 32 jir, kaddib markii ay ciidamadu ay xoog ku galeen xaruntaa.

Warku waxa uu intaa ku daray in markii lagu guul daraystay wadahadal lala galo labadan wiil, in ay ciidamadu awood u adeegsadeen oo ay hareereeyeen kaddib-na ay
awood ku galeen xaruntaa, waxaana xaruntaa oo ku taalla waqooyiga bari ee magaalada Paris, laga maqlayay dayaanka dhawaqa rasaasta

 

 

Exit mobile version