Gabiley(W.N): Maayarka Magaalada Gabiley SHucayb Maxamed Muuse ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay isla markaana si balaadhan u so dhaweeyay wefdi ka koobnaa ganacsato turki ah , ganacsatada turkiga ah ayaa waxaa gadhwadeen u ahaa oo hogaaminaya Ganacsade Good Cabdilaahi Cabdi Good oo ah mulkiilaha MACRADKA BAABUURTA EE GOOD:
Warkaasi oo faahaahsan halkan hoose ka daawo: