TACSI MADAXWEYNE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Dr. Ismaaciil Cali Jaamac La-taliyaha gaarka ah Arrimaha Caafimadka oo ay hooyadii Marxuuma Caasha Gaas Faarax ku Geeriyootay Magaalada Hargrysa 10/12/2014, laguna aasay.
Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu tacsi taasi la mida u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuumadu.
Madaxweynuhu waxa uu marxuumada Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxadayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.