Dhammaan Dadkani Hoos ku qoarani waxay hambalyo meher wacan udirayaa : Boqorka iyo boqoradda:
Samatar Axmed Jaamac iyo Asma Aadan Mandeeq
Aabbo Ahmed Jama Ismaciil iyo Hooyo Safiya Macalin Qaasim iyo carruurteeda oo kala ah:
- Foosiya Axmed Jaamac
- Kaltuu Axmed Jaamac iyo Saygeeda AYaanle Ciise Obsiiye
- Faadumo Axmed Jaamac
- Sam Sam Axmed Jaamac
- Maxamed Axmed Jaamac
- Ibraahim Axmed Jaamac
waxa kale oo iyaguna diraya :
Eedo Faadumo Jamac iyo Carruurteeda
Eedo Haweeya Jamac iyo Carruurteeda iyo dhammaan ilma Yuusuf Jaamac.
waxa kale oo iyana Hambalyada Meherka diraya.
Ayeeyo Aamina Xaaji Axmed
Ayeeyo Faadumo Jaamac iyo Dhammaan Ilma Macalin Qaasim
waxa kale oo iyana Hambalyada Diraya .
Hooyo Shugri Sheekh Axmed Nuur iyo carruurteeda oo kala ah:
- Ayaanle Ciise Obsiiye iyo Carruurtiisa
- Fadxiya Ciise Obsiye iyo Carruurteeda
- Maxamed Ciise Obsiiye iyo Carruurtiisa
- Kawsar Ciise Obsiiye iyo Carruurtiisa
- Hodan Ciise Obsiiye iyo Saygeeda
- Mustafe Ciise Obsiiye iyo Carruurtiisa
- Hibo Ciise Obsiiye iyo Carruurteeda
- Jamal Ciise Obsiiye Carruurtiisa
- Mukhtaar Ciise Obsiiye.
Waxa kale oo iyana Hambalyada Farxadda Meherka kaqayba qaadanay:
Xaawa Muuse
Xaawa Cabdilaahi Xaaji
Hoodo iid
Nimco Maxamuud Sacad
waxa kale oo iyana Hamabal yada diraya Asaxabta kala ah:
Yaasmiin Axmed
Hoodo Muuse
Deeqa Askar
Kawsar Maxamuud
Niciima Yuusuf Cilmi.
Dhamman dadkani waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Boqorka iyo boqoradda:
Samatara Axmed Jaamac iyo
Asma Aadan Mandeeq
oo Meherkoodu kadhacay Waddanka Sucuudiga, Gaar ahaan Magaalada Jida
Waxaanay dhammaantood ugu ducaynaya ducaddii Rasuulkeenii Suuba( Scw)