WAJAALE NEWS

Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid Ee Dalka Canada Oo Is Casilay.

omerCanada(Wajaale News) Gudoomiye ku xigeenkii dalka Canada ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Cumar Mahdi Hussein  ayaa sheegay inuu xilkii uu kahayay xisbigaasi iyo xubin nimadiiba uu iska casilay, sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyay , qaar kamida warbahinta waxaanu qoraalkaasi oo dhamaystirani uqornaa sidan:-

Aniga oo ah Omar Mahdi Hussein waxaan halkan idiinku sheegayaa in aan xilkii aan ka hayey xisbiga ucid  iska casilay oo ahaa,xubin Golaha dhexe , Golaha fulinta iyo Jagadii Gudoomiye ku Xigeenka dalka Canada ee Xisbiga ucid.iyo xubinimadii xisbiga ucid.

Maanta oo ay tahay bisha December/14/2014 ,

Sababo la xidhiidha xisbiga islamarkaa aan go’aankan aan gaadhay

WA BILLAAHI TAWFIIQ

Omar Mahdi Hussein

Edmonton,Alberta

Canada

Wajaale News
Hargaysa Office
Wariye Abdiqadir Abdirahman Habane

Exit mobile version