WAJAALE NEWS

DAAWO;Telesom Oo Xarun Cusub Ka Furatay Jaamacadda Hargaysa.

HARGEISA(Wajaalenews)Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo ka mid ah shirkadaha laga leeyahay Dalkan JSL ayaa Xarun isgaadhsiineed ka dhex furtay Xarunta Jaamacadda Hargaysa ee Caasimadda Somaliland.

 

Exit mobile version