WAJAALE NEWS

DAAWO:Barnaamij Kooban oo Uu Wariye-Maxamed Jiciir Ka Diyaariyey Kaluumaysatada Xeebaha Gobolka Sanaag

HARGEISA(Wajaalenews);Daawo Barnaamij kooban oo ku Saabsan :Horumarka ay Dalka ku soo Kordhisay Dallada Ururada Kaluumaysatada Gobolka Sanaag ee Rasmi Fishing Company taasi oo ay Hoostagaan 8 Urur kaluumaysato oo ka kala Hawl gala Xeebaha Gobolka Sanaag gaar ahaana Ceelaayo ilaa Karin.

Exit mobile version