HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo uu wehelinayey Madaxweyne Ku xigeenka Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Ku qaabilay Safiirka Maraykanka ee Somaliland iyo Somaliya oo fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi, oo ay wehelinaysay Haweenayda Madaxa ka ah hay’ada deeqaha Maraykanaka ee USAID>
Kulanka ka bacdi waxaa saxaafadda warbixin siiyey Wasiirka arimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis iyo Madaxda weftiga horkacaysay