HARGEISA(Wajaalenews) DAAWO; Haween Weynha Beesha Ay Kasoo Jeedaan Xubnaha U xidhan Fikirkooda Ee JIIDALI Oo Madal ay Isugu Yimaadeen Cod dheer Ku Cambaareeyay Xadhiga Xunaha Jiidali
“Hadaynu Nahay Haween weynaha JIIDALI,Xabbad-deenu waa Fartaa..taas ayaanu u sheegaynaa Siilanyo,dalkanina wuxuu u baahan yahay badbaado”
http://youtu.be/TFcvNeVbwEQ