WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah: Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland oo Ku Dhawaaqay in Xukuumaddu ay Inqilaab Ciidan Oo Qorshaysan kula Wareegayso Xarunta Golaha Wakiilada’

HARGEISA(Wajaalenews);Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo Goordhawayd la Hadlay Televsion-ka Horn Cable ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo ay Inqilaab Ciidan oo abaabulan ay kula Wareegayso Golaha Shacabke Ee Wakiilada,Waxaana Gudoomiye Cirro uu intaasi Raaciyay in Nawaaxiga Xarunta Barlamaanka Heegan Culus Lagaliyay Ugu Yaraan 500 oo Ciidamo ah ,Isagoo Shacabka ugu Baaqay in ay Taageeraan Barlamaanka Amaankana ay Ilaaliyaan.

waxaa isna mardhawayd xabsiga loo taxaabay xoghayihii  Xoghayaha Barlamaanka Abdirisaaq Siciid Ayaanle Goor Dhawayd

Exit mobile version