WAJAALE NEWS

DAAWO : Xukuumadda Somaliland oo Amartay Ciidamadu in Ay Xoog kula Wareegaan Guriga Gudoomiyaha Television-ka Horn Cable Ee Magaalada Hargaysa.

HARGEISA(Wajaalenews);halkan ka daawo Qaabkii ay Ciimada RRU-du ula wareegeen saaka aqalkii uu degenaa Mulkiilaha Telefiishanka Horn Cable TV Farxaan Xaaji Cali Axmed ee Magaalada Hargeysa.Iyo Ciidamadii RRU-da oo ku wareegsan gurigaasi.

Exit mobile version