HARGEISA(Wajaalenews);Xaflad Aad loo soo agasimay marti qaadkenada ay lahaayeen wasiirada beesha sacad muuse xukuumada kaga jira oo ay hormuud u ahaayeen Wasirka Maliyada Cabdicasiis Muxumed Samaale iyo Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta ka dhacday huteel guuleed waxaana kaso qayb galay madaxdhaqeedka beesha waxgarad aqoonyahan tiro badan
http://youtu.be/onxZsRUIHC4
http://youtu.be/7x05uONDONs
Waxana halkaa hadalo iskugu jira taageerada madaxwaynaha iyo hanka siyaasadeed ee labad masuul kajeedinyeen madasha .