WAJAALE NEWS

DAAWO ;Ururka Jiidali Ee Uk Oo Cambaareeyay xadhigii loo gaystay Guddoomiyaha Ururka Jiidali Mr. Cabdiraxmaan Xasan Aadan

Warsaxaafadeed Ururka Jiidali UK

HARGEISA(Wajaalenews) Waxaan ka salaamaynaa dhammaan warbaahinta madaxa banaan ee reer Somaliland, maanta oo ay taariikhdu tahay 19/11/2014 ayaa Ururka Jiidali UK waxay warsaxaafadeed Muuqaal ah ku qabteen Magaaladaa Bristol UK Warsaxaafadeedkaas oo ay ku canbaaraynayeen xadhigii loo gaystay Guddoomiyaha Ururka Jiidali Mr. Cabdiraxmaan Xasan Aadan Oo xukuumada Siilaanyo ku xidhay Magaalada Hargeysa

 

Exit mobile version