|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo; Mudaharaad Baaladhan Oo Maanta Gilgilay Magaalada Wajaale Kana Dhashay Dabqabsaday bakhaaro iyo khasaaraha ka dhashay
November 2, 2014 - Written by Editor:Togwajaale(Wajaalenews)Mudaharaad balaadhan ayaa maanta gilgilay magaalo ganacsiyeedka wajale Ee Gobolka Gabiley mudaharaadkan oo watay rabshado ayaa waxaa lagaga soo horjeeday maamulka wajale iyadoo mudaharaadkana uu saaka ka kacay goobo dabqabsaday oo dawlada hoose ee wajale ay gurmad deg dega lasoo gaadhi wayday,mudaharaadka ayaa gabi ahaanba ka socday Wadooyina Farasmagalaha Ah Ee Wajale Hoos Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan http://youtu.be/Y1IvjpaGfcY Related posts:Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Joojisay In Tvyadu Qabtaan Doodo Muran Diineed Abuuraya Iyo Arimaha Qoy... Gudoomiyaha Xilka Kasii Dagaya Baashe Maxamed Faarax Oo Dardaaran Culus Udiray Xildhibaanada Cusub E... Shaqaalihii Tallaalka Dabaysha Ku Hawlanaa Oo Ha?yadda UNICEF Iyo Wasaarada Caafimaadka Ku Edeeyey I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|