|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xilka Kasii Dagaya Baashe Maxamed Faarax Oo Dardaaran Culus Udiray Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Wakiilada.
July 24, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xilka ka dagaya ee golaha wakiilada baashe maxamed faarax oo kulan sabootin ah uqabtay xildhibaanadii hore ee golah wakiilada ayaa aga hadlay arimo door ah oo la xidhiidha dardaaran culus oo uu udiray xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada una soo jeediyay in aanay durba is eedaynin balse qofka cida uu rabo uu ucodeeyo. Sidoo kale gudoomiy baashe ayaa madaxwaynaha somaliland usoo jeediyay in uu dhaqan galiyo xeerkii furista ururada isagoo ka dhawaajiyay in ay damac urur furasho leeyihiin, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qoraa Maxamed Dhamac Xasan Gudoomiyaha Ururka SDT Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargeysa “Farmaajo Waa Nin Iska Riyooday, Haduu Bilaa Sharci Hargeysa Ku Yimaadana Waanu Tooganaynaa”.Xildhib... Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Kulan La Qaatay Haldoorka Gobolka Awdal Iyo Arimo Xasaas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|