|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyada Somaliland Qayb Intee Leeg Ayuu Ku Leeyahay Musuqmaasuqa Dalka Iyo Ku Shaqaysiga Shirkadaha Gaarka Ah;FAALO
October 7, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Mudadii ay xilka lawareegtay xukuumada madaxwayne siilaanyo gadhwadeenka ka yahay waxaa kusoo kordhay qaybaha haayadaha dawlada qaababk wax loo xado habab casriya oo sii xoojisay korna u qaaday heerka musuqmaasuq ee somaliland oo markii horeba taagnaa meel adag Afar sano iyo dheeraad waxaa gabi ahaanba meesha ka baxay laba tiir oo habsami u socodka xukuumadaha qayb ka ahaa laba haayadood ayaa kala ah gudida qandraasyada qaranka oo xiligan qayb ka ah musuqmaasuqa iyo eexda qadaraasyadii dalka kuna shaqeeya awaamiirta madaxtooyada. Hayada kale ee meesha ka baxday waa hantidowrka Qaranka oo noqday iyana hadba meesha ay madaxtooyadu u adeegsato uun wax ka qabta eedana saara hadba meesha la qasayo * Habada wasiirka maaliyada cabdicasiis muxumed samaale intee in leeg ayuu ku leeyahay xatooyada casriga ah ee lagu dhaco hantida umada * Sifo nooceeya ayuu wax u lunsadaan wasiir samaale ? Shirkada dhismaha ee uu wasirku ku shaqayso magashaa tartan ah dhinaca dhismayaasha ay fuliso? Imise dhisme ayay fulisay shirkadan ?lacago intee leegyay kuqaadataa dhisme kasta? Shirkada wasir samaale ku dhaco hantida qaranka ayaa magaceeda layidhaa Alla Aamiin Constraction taasi aanu isagu lahayd lakiin uu magaceeda ku shaqayto waxana uga wakiila ah nin ay ilmader yihiin oo lagu magacaabo cabdirasaaq sh aadan Waxaa xusid mudan in shirkada dhismaha ee Alla Aamin lasiisiiyo subcontrac oo ah gacanta oo kaliya halka wasiir samaalena qato in uu lacagta uu kusoo qaatay lunsado agabka galayana uu kasoo iibsado tukaan ay wadalee yihiin ninka uga wakiilka ah fulunta hawsha Xatooyada qaranka Iyadoo dhistay dhismayaal farabadan oo kamida wasaradaha dawlada iyadoon u galin wax tartana MEELAHA AY dhistay waxa kamida ; 1;Wasaarada ciyaaraha 2;Wasaraada boosaha iyo isgaadhsiinta 3 Wasraarada deegaanka 4;Xafiiska xisaabaadka 5;Dayrka Wasaarada Arimaha dibada 6;Xarunta Cashuuraha bariga 7;Dayrka Wasaarada maaliyada kuma kobna inta oo kaliya meelaha ay dhistay shirkada wasiirka maaliyadu leeyahay waxa dhismayaal kale oo aan kusoo dari doono taxanahena danbe Ay ka fulisay gobolada dalka qaarkeed Wasiirka maaliya samaale ayaa waxa kale oo uu sifo sharci daro ah kula baxay dhamaan lacagtii diwaangalinta loogu daray 2013 halmilyan HADABA WAXAN TAXANAYAA ISDABA JOOGA KUSOO BANDHIGIDOONAAN QAYBAHA MUSUQMAASUQ EE DALKA RAGAADIYAY IYO QAYBAHA WASIIR SAMAALE KU LEE YAHAY LASOCO;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;
Qalinkii Cabdiqadir habane
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|