WAJAALE NEWS

DAAWO; Qaabkii Ay Ciidamada Somalia Iyo Kuwa Amisom Ula Wareegeen Magaaladda Baraawe

Hargeysa(Wajaalenews)Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa shalay waxa ay si toos ah ula wareegeen Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose kadib markii ay halkaasi isaga baxeen Dagaalyahandii Al-Shabaab ee maamulayay.

Xaalada Magaalada Baraawe ayaa ah mid ka duwan sidii ay sanado badan aheed , waxaana hada laga dareemayaa isbadal maamul , waxaana aad u yar ganacsiga iyo dhaq dhaqaaqa ka jira Magaalada.

Saraakiisha Dowlada iyo kuwa AMISOM waxa ay sheegeen in Magaalada Baraawe ay si buuxda gacanta ugu hayaan iyagoona ku hanjabay in Howlgalka Badweynta Hindiya uu sii soconayo ilaa ay kasoo afjaraan jiritaanka Al-Shabaab

African forces close in on Shabab-held town

 

barr_1barr_2barr_7

 

Exit mobile version