WAJAALE NEWS

Daawo ;Dhalinyarada Gabiley Oo Daaha Ka Fayday Musuqa Madaxda Degmada Gabiley Iyo Baaq Ay Xukuumada Dhexe u Direen.

 

Gabiley(Wajaalenews);Shir Jaraaid Oo Ay Maanta Magaalada Gabiley Ku Qabten Ururka Horseed Iyo Dhalinyarada Magaalada Gabiley Ayaa Waxay Ku Cambareyen Musuqmaasuqa Hadheeyay Maayerka Degmada Gabiley Iyo Xoghayaha Fulint Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Dhalinyarada Ayaa Ka Gadooday Xashiishka Caafimaad Darada Keenaya Ee Daadsan Goobaha Bilicdaleh Iyagoo Sido Kale Xukumada Somaliland Ugu Baaqay In Si Deg Dega Faragalin Loogu Sameeyo Maamulka Dawlada Hoose Oo Ay Dadku Ku Hungoobeen Isla Markana Ay Ubahanyihiin Gurmad Deg Dega Dhalinyaradaasi Arintaa Iyo Arimo Kale Ka Hadlaya Ayaa Waxay Yidhahden,Si Kastaba Ha Ahaatee Shirkan Jaraa,id Ayaa Kusoo Beegamaya Xili Maayerkii Degmada Gabiley Uu Dalxiis Ugu Maqan-Yahay Dalka Dibadiisa Iyadoo Masuuliyiinta Dawlada Hoosena Ay Gabi Ahaanba Ay Gabeen Shaqadii Shacabka Iyo Qaranka Ay Uhayeen Taasina Ay

http://youtu.be/hdFUr87tuqg

Exit mobile version