Hadaba. Waliba waxaa haboon in lagu qaado xisaabi xil malah (auditing )maxkamadana la saaro waayo. khatartaa iyagaa ka masuul ah
Hadii xil lagusaaro oo xilkaaga .aad awood uwaydo in aad sidii uu ahaa u fuliso waxaa haboon in aad iscasisho amaba aad cadayso halka aad ka wadi ladayhay howshaas laguu xilassaray .waxa aanu dalku gali gaadhay khatar aad iyo aad u xun ,oo aan lafilayn .taasina waxay dhaxalsiin gaadhay Somaliland in dib udhac wayni ku yimaado horumarkeedii ay ku socotay .iyo nabadeedii ay ku soo caano maashay .aniguna waxaan u arkaayey inqilaab loola jeeday madaxwaynaha laguna fadeexadeedyo lana yidhaah waxaa uu ku fashilmay doorashadisii u horaysay ee uu qabto.ee side buu mar labaad isku sharixi karaa
Sawirkana waxaa uu tusayaa khasaaraha ay sababeen ee naf lahaa ee moodna
lahaa .
Ujeedada hadalkaygu waa gudigii doorashooyinka ee madaxwaynahu kaladiray.waana xaalad ku haboon in lakala diro.maxaa yeelay waxay isku diyaarinayeen in ay qabtaan doorashooyinka soo socda .lakiin may aqoonsana dhibkii ka dhacay dalka .min bari ilaa galbeed .laakiin taasi waxay muujinaysaa dareen xumadooda .
Hadaba. Waliba waxaa haboon in lagu qaado xisaabi xil malah (auditing )maxkamadana la saaro waayo. khatartaa iyagaa ka masuul ah oo ilaaway dhaartii ay u dhaarteen shacabka in ay cadaalad samaynayaan.oo nin walba heli doono waxii uu la yimaado.ooaan liiskii xisbiyada lagu salayn doonin .taasina waa ta keentay in dhaliyaro badani ka sooni bidaan ,laakiin may noqon sidii la rabay.
Waaxaana moodaa in marlabaad ay usoo miliqsanayaan.ninka raga ahina waa kii khalidkiisa garta.oo ictiraafa .guul iyo guuldaraba
Waxaana haboon in khaladkii dhacay laga faa iidaysto oo dariiqii hore oo kale aan laqaadin .oo la iska jiro waxii sababay khatarta in taas leeg
Sawirkan waxa uu muujinayaa musuqmaasuqa jiray ,
Hadaba su aashu waxay tahay kumama ayaa saxaya ? waxaa saxaya oo ka faa iidaysanaaya kuwa cusub ee la magacaabo .oo iyaguna iska ilaalinaya in ay qadaan dariiqii kuwii ka horeeyey ..in tay doonto ha kuqaadato sidii ay doorasho .xaq ah (fair and justice ) oo xalaala ha u qaban la haayeen oo cadaalad ah
Hadab .hadii ay mar kale usuuro gasho in ay ta madxwaynaha iyo ta baarlamaaka lama wada qaban karo isku mar waayo awoodeedii malahin (capacities ) oo aynu mar kuwada qabano labadoodaba . ee ha la kala horaysiiyo,
Sawirkana waxaa uu tusayaa sidii ay dad waynuhu jawaab uga bixiyeen. Doorashadii dowladaha hoose .
Intaas kadib.Ciyaartana kolaba qaarbaa dhabqinaaya .hadii dhabqinta ay kusii wadaan .waa in miiska (jury ) ay sadex daqiiqo ku daraan si ay ciyaarta quruxdeedu u sii socoto.oo goolal badan u dhashaan .qaarbaa kolba GARANKA ku jiidaaya oo ku soo dhufanaayee .inta aad goolka hiigso leedahaye ….
Waxaanan leeyahy dadwaynaha reer Somaliland ( waa la doogiye yaan la dacaroon ) nimcadii dalkeenuna iminkay afka kala qaadaysaa ee yaanay gacanta midigtu ha la bakhaylina marka ay timaado ..
Good lucky
By khaddar adam aw muuse