WAJAALE NEWS

Waxaan Hambalyo Udirayaa Inanta Isu Soo Sharaxday Suldaanka haweenka . by, rooda ismaaciil faarax

Waxaan hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaa gabdha ku diiratay in ay isku soo taagto suldaanka haweenka somaliland waana jago banaanayd dayac badanina ka haystay dumarka aad iyo aad ayaan usoo dhaway nayaa una taagerayaa naciima cabdi galiixe waxaanan leeyahay hambalyo maskax iyo muruqba iyo maalba waanu kula garab taagany

,, aduunyada hirdoogliyo hoobaan bislaatiyo hadhaci qabow iyo hawa sare nin gaadhaba haweenbaa tilmaamoo heebad nimada gaariyo ka ilaasha haydaar hadaan hoos udaadago hiigsiga naciimiyo hadafkeedu waa guul waana jago halaysnayd hanbalyaanu leenahay

haka nixina ragoow idil kaa hiilin maysee waykuu hiilin doontaa

by, rooda ismaaciil faarax

Exit mobile version