MANDERA(Wajaalenews);dagaal beeleed saaka subaxnimadii ka bilaabmay degmada mandera ee g/wuqooyi bari ee dalka kenya, dagaalkan ayaan u dhexeeya laba beelood oo wada dega degmada mandheera,dagaalkan ayaa barakiciyey boqolaal qoys halka ay ku dhinteen dadkalena
,dawladda dalkani kenya ayaa isku dayeysa sidii ay heshiis u dhexdhigi lahayd labadan beelood ee wada dega degmada mandheera,walow uu kor usii kacayo khasaaraha ka dhashay dagaalkani,
dagaalka ayaa istaagay galabta saacaddu markii ay ahayd 5 tii galabnimo .maaha markii u horraysay ee uu dagaal caynkani oo kale ah ka dhaco mandera…
WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS …..
…WAAJALENEWS
NAIROBI OFFICE…
W/Q:CABDISAMAD CALI XASAN(XALIYE)