Gabiley(W.N): Magaalada gabiley ayaa galabta abaaro shantii galabnimo waxaa ka da,ayay roob wata dhagxaan baraf ah roobkan dhagaxyaalaha ah ayaa noqonaya dhagaxyaalihii ugu weynaa ee abid ka da,a deegaanka gabiley waxaanu da,ayay qiyaastii sodon daqiiqo.
ma jiro ilaa hada khasaare rasmiya oo lo ogyahay oo uu gaystay balse waxaa dhamaan dadweynaha reer gabiley dheyga galiyay quwada roobka iyo dhagaxaanta barafka ah
sikastaba ha ahaatee roobkii dhagaxyaalaha aahaa ee watay barafkii ugu badnaa ee abid ka da,a gabiley ayaa ku soo beegmay xili xagaa ah.
halkan ka daawo sawiradii: