WAJAALE NEWS

Siyaasiin Miisanle oo lafilayo Inay Taageero u Muujiyaan Shirka Beelaha Habar,Magaado iyo Dhaqdhaqaaqyo xoogan oo socda.

HARGEISA(Wajaalenews);Waxaa maalmahan laga dareemayaa guud ahaan gobolada iyo degmooyinka somaliland qaarkamida dhaqdhaqaaqo qabilaysan oo loogu diyaar garoobayo shir xukuumada madaxwayne siilaanyo saska qaaday shirkan oo ay dabada kawadaan dhalinyaro  saluugsan hogaaminta madaxwayne siilaanyo

Arinta shirka habarmagaado ayaa waxaa lafilayaa malmahan in taageeraan siyaasiyiin miisanku leh siyaasada somaliland kuwaasi oo lafilyo in u horseedi doonto guul laga gaadho in mar uun shir ay iskugu yimaadan beelaha ay midayso magaado oo daga badi gobolada iyo degmooyinka somliland sida;

Gabiley.Baligubadle,Hargeisa.Barbera,Burco,Oodwayne.Ceergaabo

Shirarkan beelaysan iyo qabyaalada ayaa somaliland kor u kacday mudadii uu xilka madaxtinimo hayay siilaanyo oo taladiii dalka kusoo kobay beeshii iyo waxay dhaleen,

waxa kale oo xusid mudan in dhamaan qadaraasyada dawliga ah lagu naasnuujiyo qoyska madaxtooyada

waxaana kor u kacay qaraaba kilka,eexda kalaqaybinta bulshada,

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version