WAJAALE NEWS

Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Aqalka Madaxtooyada Ku Qaabilay Wasiirka Denmark-ka U Qaabilsan Ganacsiga

Hargeysa (Wajaalenews):-Daawo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo),oo qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay Wefti ka socda dalka Denmark oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta dalka Denmark Mogan Yensan oo shalay dalka booqasho ku yimi.

Wasiirka Arirmaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo faah faahin ka bixiyay kulanka dhex aray Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta Somaliland, ayaa sharaxay qaabka ay Dawlada Denmark u kordhisay Mashaariicdda ku jira Sanduuqa Horumarinta Somaliland

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version