WAJAALE NEWS

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Gabagabada Tartankii Rabadaanta Ee Magaalada Gabiley+ Daawo Sawiro

GABILEY(Wajaalenews) ;Wasiirka waasaarada ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland cali siciid raygal oo uu wehiliyo wasiir ku xigeenka wasarada warfaafinta iyo dhaqanka somaliland ayaa maanta ka qaybgalay gabagabadii tartanka kubada cagta ee bisha barakaysan ee rabadaan,tartankaasi oo ay faynal iskusoo baxeen kooxaha ku ciyaarayay baqdaadi iyo kooxda bulaale store,waxayna guushu raacday kooxda baqdaadi store,oo rigoorayaal ku badisay,wasiirka ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland ayaa aad ula dhacay qaab ciyaareedka fiican ee ay labada kooxood soo bandhigeen,sido kale waxa goob joog ka ahaa maamulka gobolka iyo kan degmada iyo taliyayaasha laamaha amaanka gobolka gabiley,salaadiin Cuqaal iyo kumaan dhalinyara ah

DAAWO SAWIRO

                           

 

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

Exit mobile version