WAJAALE NEWS

Dawladda Maanta Joogtaa Waa dawladdii ugu wax Qabadbadnayd ee ina soomarta, Qore Ahmed Indhacse.

fidinta maamulka dawlada oo lagaadhsiiyay gobolada bariga sida taleex oo aan waligeed somaliland gaadhin

   waxaan marka hore salaamayaa dhamaan shacabka somaliland meelkasta oo ay joogaan intaa jadib.

waxa qofkasta oo muwaadin somaliand ah oo indha fayow ku eega dalka min saylac ilaa sanaag halka udanbaysa waxa aad arkaysaa horu mar aan hore walgii dalka usoo marin in uu kasocdo hadii aad eegtid wadadii ceerigaabo oo si xawli ah usocota hadii aad eegto madaarkii caasimada ee beenta ay ka sheegi jireen kuwa wanaaga kanaxa oo maanta ka camiran kii jabuuti taas oo ay keentay shaqadii ay ka qabatay dawlada maanta joogta .

 hadii aad eegto wadooyinka meel walba kasocda oo ay mid walba dawladu doorka ugu wayn ay leedahay.
fidinta maamulka dawlada oo lagaadhsiiyay gobolada bariga sida taleex oo aan waligeed somaliland gaadhin .
 waxaas oo wanaag ah ee dalka kasocda dad ayaa ku xanuusada oo aanay umuuqanayn .

markaa waxaan odhan lahaa xisbiyada mucaaridka ah horta wanaaga laqabto hambalyeeya markaas ayaa wax la idinka dhegaysanyaa laakiin inta aad indhaha kaqabsanaysaan wanaaga idinkana shacabku waxa uu idiin arkayaa dad dalka ku cadow ah .

ilaahay baynu sidii khayrleh karajaynanaa.

 

    Qore Ahmed Indhacse

Exit mobile version