Hargeisa(Wajaalnews)Taliyaha Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed AW Cismaan ayaa Waxba kama jiraan ku tilmaamay in la soo faro galiyay Xeebaha Baddaha Somaliland Waxanu sheegay inay Ciidamada Somaliland Ee Xeebaha Badda Somalialnd Heegan Buuxa ugu jiraan Sidii ay u sugi lahayeen Nabadgalayada xeebaha Somaliland.
wajaalenews.net
hargeisa/office
C/raxman carab