WAJAALE NEWS

Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Somaliya Oo Ku Hadaaqay Maamulka Bada Somaliland

Hargeisa(wajaalnenews)Madaxwaynaha Somaliya Oo Maalintii Shalay Ahayd Houimid Golaha Barlamaanka Somaliya Si Ay Wax Uga Waydiiyaan Hawlaha Xadaynta Bada Somaliya Oo Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Si Wayn Loo Hadal Hayay Ayaa Sheegay In Ay Somaliya Guud Ahaanba Gacanteeda Ku Jirto Badii Somaliya Isla Markaana Ay Shirkado Heshiis La Galeen Sidii Dib Loogu Soo Wada Celin Lahaa Bada Somaliya Dawlada Magaalada Muqdisho ,Ayaa Waxa Jawaab Adag Ka Bixiyey Madaxwayne Ku Xigeenka Somliland C/Raxman C/Laahi Saylici

wajaalenews.net
hargeisa/office

c/raxman carab

Exit mobile version