WAJAALE NEWS

DAAWO:- Gawaadhida Dagaalka Ee Maraykanka Oo U gacan Galay Koox Ururka Alqaacida Ka Tirsan

Hargeysa(Wajaalenews) ;Kooxaha ISIS ee Al Qaacida ee ka dagaalamaya Ciraaq iyo Syria ayaa waxay soo bandhigeen Gadiidka Dagaalka ee lagu yaqaanay ciidamada Mareeykanka balse horay loo siiyay ciidamada dalka Ciraaq si ay ugu dagaal galaan.

Gawaadhida Dagaalka oo laga qabsaday ciidamada Milatariga dalka Ciraaq ayaa iminka waxaa si toos ah u soo bandhigay Maleeshiyaadka ISIL waana Gawaadhi aysan karin xabada .

Sidoo kale hogaamiyaha kooxdaan Abu Bakr al-Baghdadi ayaa Muuqaal uu soo diray wuxuu markii labaad ku baaqay dagaal cusub.

Daawo Muqaalka Gadiidkaasi

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version