Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab. ayaa waxa ay ku koobnaayeen sadex qodob
oo kala ah
1- waxay Guddidu ayiday go’aamadii ka soo baxay gudidii shirweynihii kulmiye iyo liisaskii ay soo saareen ee golaha fulinta iyo golaha dhexe, kuwaasoo ay guddida diiwaangelinta Ururada siyaasaddu hore u ansixisay.
2-waxay go’aamiyeen in lagu tartamo Doorashada Madaxtinimada ee xisbiga dhexdiisa iyo in la sii daayo dadka xidh xidhan ee aan ku lugta lahayn waxyaabaha Amaanka Dalka wax u dhimaya
3;; in wixii dad lo xidhidhay ee mudadii uu khilaafkaasi socday lasoo daayo
wajalenews.net
hargeisa/ofice
c/raxmaan carab daud