WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuc Hawada Dab lagaga dhalinayo Daawo Sawiro

HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira hawlihiisa qaran ee Dalka iyo dadkaba waxtarka u leh ayaa maanta waxa uu xadhiga ka jaray mashruuc qiimo weyn ugu fadhiya bulshada iyo Qarankaba taasi oo ah Tamarta Cusboonaatay (Renewable Energy) oo laga hirgeliyey Caasimada Hargeysa gaar ahaan Agagaarka Egal International Airport Hargeysa oo isagu noqday ka faaiidaystaha koowaad ee mashruucan ka faaiidaystay.

Mashruucan ayaa waxa hirgalisay wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland oo ka kaashatay hayado caalamiya

Jawiga iyo Xafladan ayaa ahaa mid aad loo soo agaasimay waxaana isugu yimid hay’ado tiro badan oo ay kow ka tahay USAID iyo sidoo kale Wasiiro badan oo dhamaantood mashruucani la xidhiidhay shaqadooda ka wasaarad ahaan.

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version