WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye Oo Shacbiga Fariin Hambalyo Ah Oo Ku Aadan 26-Juun U diray

HARGEISA(WAJAALENEWS) ;Gudoomiyaha Xusbiga Kulmiye Oo Shacbiga Fariin Hambalyo Ah Oo Ku Aadan 26-Juun U diray

Ujeeddo: Hambalyada 26-ka June

War saxaafadeed;Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka xisbiga, Golaha Dhexe, Guddiga Fulinta iyo dhammaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan shacbiga Somaliland xuska sannad-guurada 54-aad ee ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka qaadatay mustacmarkii Ingiriiska 26-kii June 1960-kii.

Guddoomiyuhu wuxuu u rajaynayaa inay sannadkan kiisa ku gaadhaan horumar iyo aqoonsi.

 

        Allaa                           Mahad                     Leh

             

 

                  Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE

 

Exit mobile version