WAJAALE NEWS

Guddida Caddaaladda Oo Sababo Aan La Shaacin U Caydhisay Garsoorayaal Tiro badan +AKHRI Magacyadda 9 Garsoore

HARGEISA(Wajaalenews) ;Guddida Caddaalada Somaliland ayaa maanta war-saxaafadeed ay u qaybiyeen warbaahinta Dawladda ku shaaciyey isku shaandhayn iyo isku beddel caydhin wata oo ay ku sameeyeey garsoorayaasha Maxamaddaha dalka.

War-saxaafadeedkan oo nuqul kamid ah aanu kasoo xiganay telefishanka dawladda ayaa lagu sheegay in sagaal ka mid ah garsoorayaasha maxakamaddaha gobolka Hargeysa, racfaanka, degmooyinka dalka laga eryay shaqadii halka kuwo kale oo aan badankooda la shaacin la magacaabay

Garsoorayaasha shaqada laga saaray waxa ay kala yihiin:

1; Mawliid Maxamed Cabdillaahi- Garsoore Maxakamadda Gobolka Hargeysa.

2;  Cismaan Ibraahim Daahir (Fanax)- Garsoore Maxakamadda Gobolka Hargeysa.

3;   Jamaal Xuseen Axmed- Garsoore Maxakamadda Gobolka Hargeysa.

http://youtu.be/kcVnu_xe6B8

4;     Shaakir Maxamed Dubbad- Garsoore Maxakamadda Racfaanka Gobolka Hargeysa

5;   Cabdiraxmaan  Maxamed Xandulle- Garsoore Maxakamadda Degmadda Berbera

6;  Maxamed Ducaale Aadan-Garsoore Maxakamadda Gobolka Sanaag

7;   Cumar Sheekh Maxamed- Garsoore Maxakamada degmadda Laascaanood

8; Sheekh Axmed Saalax Faarax-Garsoore Maxakamadda racfaanka ee Gobolka Awdal

9;  Mahad Cabsiiye Seed-Garsoore Maxakamadda Gobolka Sool

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version