WAJAALE NEWS

Dhirbaxada Awdal ee Ku Timi Cirro W/Q Khadar Ibrahim.

Itaalka waddani waa mid dafiic ah wuxuuna ku jira kaalinta ugu hoosaysa xisbiyadda qaranka,umana malanayo inuu xisbigan

 
 

Waxaan salaamayabahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamayamuwadiniinta Somaliland.

 

 

Iyadoo shalay aano ka dawanayanay warbahiinta jacda cusob ee ku dhacday xisbiga itaalka yar ee Waddani kagana timi gobolka awdal iyadoo haldoorkoodi gobaleed oo ku biiray xisbiga bahweynta Kulmiye !!, waxana u sabab ah maamul xisbiga oo kolba maalinta maalinta ku xigta sii liidanaya, waxaana door hore ka qoray maaqaal oo  cinwaankiisu aha cirro iyo boorama ,hadaba ugumay cusobayn inuu waxyaabahan ku yimadaan hogganka waddani, ayaamo dhawed ayuu gudoomiye cirro laha doorasho deg deg ah ha la qabto !!, jawaab kulul ayay awdal hadab siisay maadama ay

hoggankii waddani ee awdal ku biiray kulmiye, markay gartayn aqlabiyadda gobolku waa kulmiye!!.

 

Itaalka waddani waa mid dafiic ah wuxuuna ku jira kaalinta ugu hoosaysa xisbiyadda qaranka,umana malanayo inuu xisbigan  jiri doona 10 sanoo soo socda, hadi wax laga badalin habkiisa sare oo la mooda in xisbigano dad gaadh ah u xidhan yahay !!, meelna loguma gaadho waa ta keentay inuu xaalkiisu sida aan sheegay ahaado, cirro hadalkiisi la dhac oo dhabar jabayn aya ku dhacday !!.

 

Saadaashu waa khayr khayr khayr !!

 

W/Q Khadar Ibrahim A

 

Khadar338@hotmail.com

Exit mobile version