Hargeysa (Wajaalenews) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa sheegay inay xisbi ahaan cambaaraynayaan xadhiga Guddoomiyaha Garabka haweenka Xisbiga UCID Marwo Xaliimo Cismaan Raage oo Todobaadkii hore Xabsiga loo taxaabay.HALKAN KA DAAWO
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM