caqli xumaa . abeeso dhul u eki bay kugu dishaa….By Jaamac Aadan Mire
ASC waxan la yaabay hadalka gudoomiyaha wadani ciro muxuu yiri
gudida doorashooyinka sagaal halaga dhigo maba xuma ee siduu
u qaybiyey sadex iyo sadex waxaynu ognahay in isaga iyo ucid ay
shuraako noqdeen iyagoo u midoobay kulmiye hada xisbi ahaan maah
sadexda xisbiba haday danta dalka u midobaan waa oki oo talo wadayeeshaan
waaba oki hadaanu odhan sadexda xisbi iyo golaha is magcaaby cirooy sidee
isku saami u noqon kartaan xisbigii doorashada idinkaga guulaystay 51% adigoo
helay 28% caqli kale keen jarmalow mari mayso -shuuciyow mari mayso ninkasaa
la leeyahay dal ha hogaamiyo hada isagu wuxuu is leeyahay daacda halaguu arko
oo si siman wax u qaybi laakiin xisbigaaga ka bilow daacadnimada oo reeraa kale
halaga dhex arko
ciroy uma jeedid tartan hadii aad shacab iyo dad haystid xilka
gudoomiye nimada wareeji ama shantan danbena iska ahow gudoomiye nimadaada
oo dabada hay doorasho inaanay dhicin waxaad tahay qofka kaliyee jecel inaan
doorasho qabsoomin runtii — xaydha jecli beerka jecli ayaad ku jirtaa kala baranay
waaryaa beentiyo runtii waxana taas ka markhaatiya hadalkii RAYTE ee fahamku
ku yaraa maxaa qofkasta siyaasi lagu sheegay hada parlamenkan qofkastoo wax
qora waxna akhriyaa waa soo geli karaa oo dugsi sare ka baxay oo taageero
cod ka haysta dadkiisa hadhowna waa SIYAASI — 1988 .DAGAALADII ANOO
FASLKA SIDEEDAADA AYAA DAGAALKU DHACAY SHAHAADO DUGSI SARE OO
BUGANA WAAN HAYSTAA DOORASHADANA WAAN U TAGANAHAY PARLAMENKA
IDHAHA SIYAASI HADHOWNA WALIBA AFKU XOOGLENIMADANA WAAN AQAAN
RUN SHEEG -WAA ALE YAQAAN
WAXAA TAAS KA SII DARAN MUUMINSEED OO LEH XISBIGA QAWAANIINTIISA
KUMA JIRTO IYO WAA WIXII KULMIYE ISKU QABTAY SEEDOW XISBIGU WAA
DIMOQRAADI WAANA LAYSLA KAA SOO SHARIXI KARAA XISBIGUNA KU BUR,BURI MAYO
YAA HADHSAN FAYSAL CALI WARAABE OO YIRI SOMALILAND WAY BURBURAYSAA
OO XAMAR LA HAYSTA MAANTANA MUXUU YIRI DAGAALKA JIBOOYINKU WAA KII
KONFURTA AANU LAHAYN HA DHISANTO KU BURBURI LAHAYD MAXAA ISAGA KOONFUR
KA GALAY SHACABKA WAXAN ODHAN LAHAA WAAR MAYNAGA HUBTAAN JAMAALOW
XISBIGU MA YAHAY XISBI DANAHA SOMALILAND KA TURJUMAYA UNA DAACADA MASE TAHAY
MUSHARAX XISBI FAYSAL WAXAA LA LEE YAHAY QOF KALUU SOO WADAAYE ADNA MAXAAD
SAMAYN MASE KU TAGAAGEERSAN YIHIIN GOLAHA DHEXE IYO KAN FULINTU FAYSAL ARINKISA
MA KULA SOCOTAA MISE ADIGAABA LAFAHAAGA UGA BAQAYA OO WAA MEESHA KU MAXAAFSADA
KOLAY TAGEERO BADAN DADKA IYO DALKA KUMA HAYSAANE BAL AFKIINA UUN HAGAAJISTA OO
DAWLADA IYO QADIYADA SHACABKA KALA SAARA KALANA KALA GARTA MAALINKASTA HADAL
SUMCADIINA WAX U DHIMAYA HALA SOO TAAGNAANINA UUNE TOLOW MIYAANAY TAAGEERAYAASHOODU
AHAYN QAAR WAX FAHMAYA HADALKA KIISA MUNAASIBKA AH IYO KAN KALE KALA GARANAYA MISE
SIDAN BAY DAN MOODEEN WAA WADA CALI GURAY .CAQLI GURAY —
SHACABKA WAXAN LEEYAHAY ISKA JIRA NINKII LOO HEESAY EE LA LAHAA ,.GAAN,GAANBIYAHA
GAANGAANBIYAHA GABASHADA XUNLEE
GUMAR IYO KA JECEL GUUNYO ADUUN
LIBIN GASIRIYO GARAN WAA KA JIRA .GUUSHA ,GOBANIMADA HALA ILAALIYO
WA BILAAHI TAWFIIQ
TUSE-TOOSIYE-TILMAAME
XUDUN .SOOL .SLAND