HARGEISA(WAJAALENEWS);Xuska Sanad Guurada 23aad oo caawa si heer sare ah looga xusay caasimada Hargeysa gaar ahaan Qasriga Madaxtooyada Iyo Hotel lada qaarkood.
Waxaana halkaasi caawa isku arkay Bahda Weynta Somaliland oo guud ahaan Dalka Gudihiisa iyo Debidiisaba igu soo baxay muujiyeyna halka aynu ka taaganahay qadiyada Somaliland iyo Somalia waana wax lagu faano in shacabka Somaliland muujiyaan rabitaankooda