HARGEISA(Wajaalenews);Gudoomiye yuusuf cabdi gaboobe iyo tafatiraha wargayska ayaa mudo ku xidhnaa cadaalad daroLabadan masuul ayaa waxa ay xabsiga ku jireen laba toddobaad iyo maalmo ka dib markii ay maxkamada gobolku ay xabsiga u taabtay bishan 10 keedii
Mudo kadib ayaa waxa damaan golaatay maxkamada hargaysa oo marka horena iyadu xidhay
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
WAJALENEWS@GMAIL.COM