WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah Rabshado Ka Dhacay Magaalada Wajaale Sababtayna Dhimasho Iyo Dhaawac

Wajaale(Wjn)Magaalada Wajaale Ayaa Waxa Maanta Ka Dhacay Rabshado Aad U Balaadhan Taaso Keenaty Dhaawac Iyo Dhimasho Soo Gaadhay Dadkii Iygu Dhigayey Mudaharadkaasi ,

Ninkan Dhinatay Ayaa Isagu Ka Mid Ahaa Macalimiinta Wax Ka Dhiga Iskuulada Wajaale,

waxaana dhimashadiisa sababtay ka dib markii ay ciidamada booliska ah u adeegsadeen xabad nool dadkii iyagu dhigayey mudaharaadka

Taasoo Ka Danbaysay Ka Dib Markii Uu Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xabsiga U Taxaabay Gudoomiyihi Isaga Ka Horeeyey Oo Uu Xbasiga U Dhigay Si Baalmarsan Xeerka Dalka,

Isaga Oo Ku Eedeeyey Gudoomiyihaasi In Uu Waqtigii Uu Ahaa Mas,Uulka Degmadaasi Uu Ku Kacay Musuq Maasuq Aad U Balaadhan Isla Markaana Uu Si Sharci Daro Ah U Qaatay Dhul Ay Dawladu Leedahay

 

Gudoomihaya Degmada Wajaale Ayaa Xadhigan Uu Kula Kacay Waxa Si Kulul Uga Soo Jorjestay Guud Ahaanba Dadwaynaah Degmada Wajaale Oo Dareenkoooda Ku Muujiyey Mudahaaraad Ay Kaga Soo Horjeedaan Xadhigaas Sharci Darada Ah Ee Lagu Kacay Gudoomiyihii Hore Ee Wajale

Waxaana Hada Ku Siijeeda Magaaaladaasi Taliyaha Ciidan Booliska Somaliland Iyo Sidoo Kale Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Somaliland

Waxii Warar Ah Ee Kazoo Kordha Kala Soco Shabakada Warar Wajaale News.Net

 

Wajaalnews.Net

Hargeisa/Office

Exit mobile version