WAJAALE NEWS

Shan Cunto Oo Ka Mamnuuca Aroosadda Iyo Arooska Maalinta Xafladooda Waa Maxay Sobobtu ??.

Maalinta Arooska Waa Maalin Muhiim U Ah Labada Qof Oo Is Aroosaya Waa Muhiim Saacado Ka Hor Inay Ka Dheeraadaan 5 Cuno Oo Muhiima ah.

 

1. CUNO CULUS.

Ka Dheerow Inaad Cunto Baradhada, Bariiska, Baastada, Iyo Haruurka, Sareenka, Sabababtoo ah Waxay Waxa Ay Cunooyinka Aan Soo Xusnay Dhib U Keenayaan Calooshaaada OO Dhaqaada Waa Inaad Cuntaa Cunooyinka Fudud Sida Rooti Ismarisa ama Keeg Ama Sabaayad IWM.

2. CABITAANADA AASHITADA LEH.

Waxay Cabitaanadaa Aashitada Leh Dhib U Geystaan Caloosha Sababtoo Ah Hadii Aad Isku  Badiso Maalintaa Ama Habeenkaa  Oo Dhan Waxaad Markasta U Baahanaysaa Musqusha Ama Suuliga Hadba Kaad U Taqaano Marka Waa Inaad Ka Digtoonaataa..

3.KOFEEGA  AMA QAXWAHA.

Kofeega Ama Qaxwaha Iyo Shaaha Noockasta Ay yihiin Ka Fagow  Wxaadna Ku Badalataa Biyo Ama Casiiraadka Qudaarta Ah Waxayna Kuu Furayaan Dhaayaha wajigaaga Ama Dhaldhalaalka Wajiga..

4.CUNOOYINAK BASBAASKA AH.

Cunooyina Basbaaska Leh Markaad Cunto Waxaad dareemaysaa Waliba Dhinaca Caloosha Kulayl Markasta waad Dhididaysaa Mar Hadii Aad Dhididna Waxaa Meesha Ka Baxaya Bilicdii Wajigaaga.

5.CAANAHA NOOCKASTA AY YIHIIN.

Caanaha Nooc Kasta Ay Yihiin Waa Inaad Ka Dheerataa Waxaa Laga Yabaa Inay Calooshu Ku socoto Sidoo Kale Waxaad Dareemaysaa Baqdin Calool xanuun.

Waxaa Qoray: Sugulle Siciid Cali

TALO BIXIN.

Habeenka xafladaada habeenka ka  Horeysa waa inaad heshaa hurda fiican ugu yaraan 8 saac oo hurda ah si uu jirkaagu u Nasto sidoo kale Waa inaad subaxa hore markaad soo kacdo aad cuntaa cuno nafaqaysan iyo waliba cabitaan laga shiiday Dhowr nooc oo qudaarta qeybaheeda kala duwan

Wajaale News
Hargaysa Office
Email:habane00@gmail.com
Wariye:Abdiqadir Abdirahman Habane

Exit mobile version