HARGEISA(Wajaalenews);Wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay arrimaha cakiran ee ka taagan wadan iyo khilaafka u dhexeeya xukuumada iyo xisbul xaakimka, waxa kale oo ka waramay group ama koox ku jirta xukuumadda siilaanyo oo ku sheegay inay kooxdani yihiin qaar wadaado ah isla markaana sheegta magacyo badan
DAAWO
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM