WAJAALE NEWS

GudooomiyahaSHirkada Somcable Maxamed AW Siciid Geedi WaxaUu Tacsi U Dirayaa Mulkiilaha SHirkada Somtel Maxamed Siciid Ducaale

HARGEISA WAJAALENEWS INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAJUCUUN

Gudoomiyaha shirkada somcable maxamed aw siciid geedi isagoo ku hadalaya guud ahaan magaca shirkada somcable gaar ahaan magaciisa wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa shaqaalihii shirkada Somtel ee ku geeroyooday shalay shilka taawarka wuxuuna tacsidaa sigaara ugu dirayaa mamulka shirkada Dahabshiil iyo somtelba maxamed siciid ducaale iyo guud ahaan shaqaalaha Somtel iyo qaraabadoodii ,ehelkii iyo guud ahaan shacabka somaliland geeridii naxdinta lahayd eeku timid shaqaalahooda waxaana leeyahay samir iyo iiman ALLEH ha inagasiiyo iyo gana janadii hageyo aamin aamin

 

AAMIN AAMIN

MAXAMED AW SICIID GEEDI ALLA MAHADLEH

Exit mobile version