TOGWAJAALE(Wajaalenews);Kumanaan Ka Mid Ah Dadwaynahay Dagmada Tog-wajaale Ayaa Maanta Iskugu Soo Baxay Xuska Sadex Iyo Labaatan-Guuradii kasoo wareegtay 18-ka May oo ku beegan maalintii dawlada Somaliland lasoo noqotay madaxbanaanideeda, oo lagu qabtay fagaaraha khayriyada ee Degmada togwajaale .
Daawo Sawiro