WAJAALE NEWS

AFHAYEENKA XUSBIGA WADANI EE GOBOLKA GABILEY AYAA HANBALYO U DIRAY SHACABKA SOMALILAND XUSKA 18MAY

HARGEISA(WAJAALENEWS)Afhayeenka xusbiga wadani ee gobolka gabiley Eng da,uud abiib axmed ayaa hanbalyo u diray dhamaan shacabka somaliland munaasibada 23guurda xuska lasoo noqoshada badaxbaanida somaliland kaasi oo dhamaan shacabka reer somaliland u rajeeyay bashbash iyo barwaaqo sanadkaa sanadkisa alleh caafimad ha inagu gaadhsiiyo ayuu yidhi end daa,uud

Waxa kale oo uu tilmaamay in qaranka somaliland aanu ku iman dheeldheel uu uu ku fadhiyo  dhiigii geesiga kumaayaalna ay u hureen naftooda, cidnana aan laga yeelay inay hagardaamo ugaysato jiritaanka jahuuriyada somaliland ayuu yidhi eng da,uud abiib axmed

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version