HARGEISA(WAJAALENEWS);Agaasimihii hore ee waaxda qorshayta dhulka ee dawlada hoose hargaysa oo mudooyinkan danbe moran xoogani ka dhex taagnaa isaga iyo xildhibaanada dawlada hoose qaarkood dhawaana sheegay in la rasaaseyay xili habeenima ah inkastoon wali arintaa caday cad aanay kasoo saarin ciidamada baadhista danbiyada ayaa
Sida ilo xogaalihi noo xajiiyeen ayaa waxaa caawa xarunta C.I,D lagu xidhay agaasimihii hore qorshayta caasimada cabdilaahi aw cali axmed cabdilaahi ubaxa
Arinta xadhiga agaasimihii hore waaxda qorshayta ayan sirasmiya loo shaacin walina aan la caday sobobta xiligan keena tay inla xidho
Wixii kasoo kordha xadhiga masuulkan iyo sobobaha keenayba kala soco wajaalenews.com
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA SOMALILAND
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM