Sida ay tarrikhdu qoreyso waxaa calaamka seddexaad jirjirey seddex madaxweyne oo ku fashilmey xukuunki ay uu hayeen ummadooda.seddexdda madaxweyne waxay kala ahaan(1) hussein habre of chad) , (2)HUSSIEN Arshad of BANGLADESH) IYO(3) MARCOS OF FILIPIN.seddexdda madaxweyne ka dib markii ay ku fashilmeen siyasaadi wadamadii ay xukumi jireen ee dadkiinna nacay,ayey seddex xalo oo kala duwaan ayey kala doorten in ay kaga baxaan wadamaddi ay xukummi jireen.
seddexda arrrimood waxaa haboon in aad adigu akhrisato haadii aad tahay siilaanyo oo aad ka radiiso archv siyasaadeed ee wadamaada aan soo sheegey,inta aanan u sheegeyn caruurta iyo dadweyneha aad xukuunto.madaxdda xisbiyada mucariidka ah iyo madasha wada tashigga qaranka waa in ay sii wada jir ah uu soo diyar gareyeen wixii la tuuhsan
yahay oo dhaan waxkastaba ah ahaadee ee ka hor immanya disdoorka jsl,si ay ugu noqoto wax u yaal dadka.waxaa dadweyaha la guudbon in ay u fiirsadan wasiirdan qirin-qirinka ku noqdey ee hantidii ummadana dilalinta ka noqdey wadankii.Madaxdda xisbiya mucariidka ah waa in ay dib isku habeyaan oo ay soo horeysiyaan wadanida. Waxaa haboon in aad loola socdo ragga uu siilaanyo adeegsado tallabooyinka ay qadayaan. Waxaan tallo u soo jeedin dhallinyarada badaha isku soo shubeysa in aad oogatan in uu siilaany ku fashimey xukuunkii oo uu ku eegadey oo keliya in uu caruurtiisa ku koriyo madaxtooda dhexdda, isaga oo an darensaneyn in ay dalkan u dhinteen in ka badan hal million oo qof ama ha la xasuuqo ama ha ku dagalamaani.
Alla madleh
Ibrahim isse