Siilaanyo Seddex Xaalo Uun ha Kala Dooro: | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siilaanyo Seddex Xaalo Uun ha Kala Dooro:
April 9, 2014 - Written by Editor:
HARGEISA(WAJAALENEWS);seddexda arrrimood waxaa haboon in aad adigu akhrisato haadii aad tahay siilaanyo oo aad ka radiiso archv siyasaadeed ee wadamaada aan soo sheegey

Sida ay tarrikhdu qoreyso waxaa calaamka  seddexaad jirjirey seddex madaxweyne oo ku fashilmey xukuunki ay uu hayeen ummadooda.seddexdda madaxweyne waxay kala ahaan(1) hussein habre of  chad) , (2)HUSSIEN Arshad of BANGLADESH) IYO(3) MARCOS OF FILIPIN.seddexdda madaxweyne ka dib markii ay ku fashilmeen siyasaadi wadamadii ay xukumi jireen ee dadkiinna nacay,ayey seddex xalo oo kala duwaan ayey kala doorten in ay kaga baxaan  wadamaddi ay xukummi jireen.

seddexda arrrimood waxaa haboon in aad adigu akhrisato haadii aad tahay siilaanyo oo aad ka radiiso archv siyasaadeed ee wadamaada aan soo sheegey,inta aanan u sheegeyn caruurta iyo dadweyneha aad xukuunto.madaxdda xisbiyada mucariidka ah iyo madasha wada tashigga qaranka waa in ay sii wada jir ah uu soo diyar gareyeen wixii la tuuhsan

yahay oo dhaan  waxkastaba ah ahaadee ee ka hor immanya disdoorka jsl,si ay ugu noqoto wax u yaal dadka.waxaa dadweyaha la guudbon in ay u fiirsadan wasiirdan qirin-qirinka ku  noqdey ee hantidii ummadana dilalinta ka noqdey wadankii.Madaxdda  xisbiya mucariidka ah waa in ay dib isku habeyaan  oo ay soo horeysiyaan wadanida. Waxaa haboon in aad loola socdo ragga uu siilaanyo adeegsado tallabooyinka ay qadayaan. Waxaan tallo u soo jeedin dhallinyarada badaha isku soo shubeysa in aad oogatan in uu siilaany ku fashimey xukuunkii  oo uu ku eegadey oo keliya in uu caruurtiisa ku  koriyo madaxtooda dhexdda, isaga oo an  darensaneyn in ay dalkan  u dhinteen in ka badan  hal million oo  qof ama ha la xasuuqo ama ha ku dagalamaani.

Alla madleh

Ibrahim isse

COMMENTS
LINKS