WAJAALE NEWS

HANBALYO AROOS WACAN DHAMAAN MASUULINYIINTAN WAXAY HANBALYO U DIRAYAAN MUDANE.CABDILAAHI MUXUMED BILE IYO MARWADIISA.; NADIIRA MAXAMED FAARAX

HARGEISA(Wajaalenews);Dhamaan dadkan hoos ku qoran waxay hanbalyo aroos oo aan lasoo koobi Karin udirayaan Arooska Cabdilaahi Muxumed bile iyo Marwadiisa Nadiira Maxamed Faarax oo caawa Arooskoodu ka dhacay magaalada hargeisa Gaar ahaan huteel CASALOMA waxayna leeyihiin guurkiini guur khayr Gurigiinu guri nagi guulo kayeel   umad iyo caano aamin aamin

1,MUJ. Maxamed xasan cabdilaahi (jidhif)

2;Abiib Axmed xirsi

3;Muuse Ciise Xirsi

4.Yuusuf Maxamuud  SH Muuse

5;Kaynuun Cawaale Odowaa

6;Sayidcali  SH, daa,uud

7;Mawliid  Axmed Jibriil

8;Siciid Xaaji Ibraahim Warsame

9;Yuusuf Jaamac Xirsi

10; Maxamuud Cumar Cabdi (Muj;namadow)

11; MUJ; Yuusuf cabdi xasan (yuusuf,wayne)

 

Exit mobile version