HARGEISA(WAJAALENEWS);Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaasi iyo masuuliyiin kale, ayaa beeniyey warar Maalmihii u dambeeyay uu Wargeyska Haatuf ka baahinayey, waxaanu sheegay in wararkaasi ahaayeen Cay, hasa-yeeshee aanay ahayn wax war lagu sheegi karo
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA SOMALILAND
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM