GABILEY(WAJAALENEWS);Wasiirka Wasarada Warshadaha Soomaliland Abiib Diiriye Nuur ,Xildhibaano Ka tirsan Golaha Wakiilada Soomaliland Iyo Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo ee Magalada Gabiley ayaa Maanta Ka Qayb Galay Manaasibad Balaadhan oo Lagu Caleemo Saarayay Caaqil Cusub oo ay Yeelanayso Beesha ba Toljeclo oo Ka mida ah Beelaha Daga Gobolka Gabiley.
Munaasibadasi Lagu Caleemo Saarayay Caaqilka Cusub Ayaa waxa kale oo goob joog ka ahaa saladiin cuqaal oday dhaqameed iyo waliba siyaasiyiin waxana ugu horayn ka hadlay Wasiirka Wasarada Warshadaha soomalilanad abiib diriye nuur
sidoo kale waxa iyaguna halkaasi ka hadlay badhasaabka gobolka gabiley xildhibaan c/laahi
WAJAALEN